Faahfaahinta kasoo baxaysa ninka lagu toogtay magaalada Minneapolis ayaa muujinaysa sawirka qof aad u daneeya dadka kale iyo deegaankaba.
Xubnaha qoyskiisa ayaa ka warqabay in Alex Pretti uu haystay qori sharci ah, balse marnaba kuma ay aqoon inuu qaato ama ku dhex qaatay dadka dhexdooda.
Ninkan 37-jirka ahaa oo kalkaaliye caafimaad oo qaybta xaaladaha degdegga (ICU) uga shaqeynayay hay’adda Veterans Administration, ayaa ku biiray dibadbaxyo ka dhashay dilkii Renee Good ay u geysteen saraakiil ka tirsan laanta socdaalka federaalka magaaladaas horraantii bishan.
“Aad buu u daneyn jiray dadka, aadna wuu uga xumaa waxyaabaha ka dhacayay Minneapolis iyo guud ahaan Maraykanka ee ay wadeen laanta ICE, sidii ay malaayiin dad kale ahba uga xun yihiin,” ayuu aabbihii, Michael Pretti, u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press.
“Wuxuu dareensanaa in dibadbaxu uu yahay hab uu ku muujin karo, waad ogtahay, daryeelka uu u hayo dadka kale.”
Hooyadiis, Susan Pretti, ayaa sheegtay in wiilkeedu uu si weyn uga walaacsanaa jihada uu dalku u socdo, gaar ahaan go’aamadii maamulkii Trump ee lagu daciifiyay xeerarka deegaanka.
“Wuxuu nebaa in dadku ay dalkooda wasakheeyaan,” ayay tiri. “Wuxuu ahaa nin jecel bannaanka… dalkaan wuu jeclaa, laakiin wuxuu nebaa waxa ay dadku ku samaynayaan.”
Alex aabbihii ayaa sheegay in wiilkiisa uu lasoo hadlay isaga iyo hooyadii “qiyaastii labo toddobaad ka hor”, uuna u sheegay inuu og yahay inuusan samayn “wax kasta oo doqonnimo ah” inta ay dibadbaxyadu socdaan.
In kasta oo uu qori haystay, CBS News oo Mareykanka la-howlgale kala ah BBC-da, ayaa xustay in saraakiisha ilaalada xudduudaha ee Mareykanka aysan cayimin inuu qorigaas soo saaray iyo in kale, sidoo kalena aan qoriga lagu arkayn muuqaallada dadkii goobta joogay ay ka duubeen toogashada ee ay heshay warbaahintu.
Xigashada Sawirka,SOCIAL
Xoogaa kahor toogashada
Toogashada ayaa ka dhacday agagaarka waddada Nicollet Avenue iyo 26th Street ee koonfurta Minneapolis abbaare 09:000 xilliga maxalliga ah.
Greg Bovino, Taliyaha Ilaalada Xudduudaha, ayaa sheegay in wakiilladu ay wadeen hawlgal “la beegsaday” oo lagu fulinayay socdaalka markii ninku uu u dhawaaday wakiillada isagoo wata bastoolad.
Wakiilladu waxay isku dayeen inay hubka ka dhigaan, ayuu yiri Bovino, laakiin “si xoog ayuu isaga caabbiyay” kadibna wakiilka Ilaalada Xudduudaha ayaa “riday rasaas is difaac ah”.
Muuqaallo laga soo qaaday daqiiqado ka hor toogashada ayaa muujinaya Pretti oo duubaya wakiillada isaga oo taleefoonkiisa ku heysta bartamaha waddada. Foori iyo qeylo ayaa laga maqlayaa dadka meesha ka ag dhawaa
News
A former hostage negotiator is now weighing in, and his assessment is chilling, Based on the alleged abduction details emerging in the case of Savannah
A former hostage negotiator is now weighing in, and his assessment is chilling, Based on the alleged abduction details emerging in the case of Savannah As new details emerge in the disappearance of Nancy Guthrie, the case has taken on…
Jimmy Kimmel and Stephen Colbert Just Risked It All. By Choosing to Honor Alex Pretti and Renee Good, They Lost $2M in Deals.
Jimmy Kimmel and Stephen Colbert Just Risked It All. By Choosing to Honor Alex Pretti and Renee Good, They Lost $2M in Deals. Is Their Legacy Worth More Than the Money? READ MORE: It happened quietly, without a press conference…
Savannah Guthrie’s missing mom’s home called a ‘crime scene’ as cops fear she can’t survive for 24hrs without her meds
She didn’t just disappear. She vanished from a house investigators now call a crime scene. An 84-year-old mother, sharp-minded but frail, gone without the daily medication that keeps her alive. Detectives fear she won’t survive a single day without it….
Police have announced new findings in the Alex Pretti case, revealing a connection between three individuals previously thought to be unrelated: Renée Good and Alex Pretti were classmates from 2006–2010 (all 37), while Keith Porter Jr. was an upperclassman!
Police have announced new findings in the Alex Pretti case, revealing a connection between three individuals previously thought to be unrelated: Renée Good and Alex Pretti were classmates from 2006–2010 (all 37), while Keith Porter Jr. was an upperclassman! All…
💔 DEVASTATING UPDATE: Police report that an unknown caller contacted Savannah Guthrie at dawn, claiming to be holding her mother, Nancy Guthrie, 84, for ransom…
In a stunning and heartbreaking development that has sent shockwaves through the nation, authorities have confirmed that a ransom demand has been made in the case of Nancy Guthrie, the 84-year-old mother of NBC’s Today show co-anchor Savannah Guthrie. Just hours ago, at approximately…
🚨 NEW REVELATION: Annie Guthrie Identified as the Last Person to See Savannah’s Mother — Timeline of Disappearance Tightens
In a development that has quietly but significantly reshaped the ongoing probe into the disappearance of Nancy Guthrie, authorities have confirmed that Annie Guthrie, the older sister of NBC Today show co-anchor Savannah Guthrie, was the last known person to see their 84-year-old mother alive….
End of content
No more pages to load